I declare that the information provided in this application is true and accurate to the best of my knowledge. I understand that false information may result in the application being rejected.
Waxaan caddeynayaa in macluumaadka aan ku bixiyay codsigan uu yahay mid run ah oo sax ah inta aan ogahay. Waxaan fahamsanahay in macluumaad aan sax ahayn uu keeni karo in codsiga la diido.